Carruurta oo dhan iyo qoysaskooduba waa in ay ka qeybqaataan bulshada iyo waxqabadka, sidee ayeey adiga kula tahay? / Kaikkien lasten ja heidän perheidensä pitäisi päästä mukaan yhteisöön ja toimintaan, miten sinusta?

Uutiset -

Kaalay oo noo sheeg waayo-aragnimadaada. Sidee ayeey bulshadaadu adiga iyo qoyskaada u kaalmeysay ama kaalmada aad u baahnaan laheyd iyo xaaladda aad ku jirtay marka aad kaalmadaas u baahneyd? Waxaan deyrta sanadkan 2018 qabanqaabineynaa olole aan ku wareysaneyno waalidiinta carruurta naafada ah. Ujeedadeenu waa in aan cod ahaan u duubno wareysiyada kaddibna aan ka sii deyno bisha November raadiye af Soomaali ku baxa.

Tule kertomaan omista kokemuksistasi. Miten yhteisösi on tukenut sinua ja perhettäsi tai millaista tukea olisit halunnut ja missä tilanteessa? Järjestämme syksyllä 2018 kampanjan, jossa haastattelemme somalinkielisiä vammaisten lasten vanhempia. Aikomuksemme on äänittää haastattelut ja julkaista ne somalinkielisessä radiossa marraskuun aikana.

Macluumaad dheeraad

Lisätietoja